Vetenskapsradion Klotet - ett hoppfullt samtal om klimatet Ärkebiskop Antje Jackelén medverkar i Klotet på julafton i ett hoppfullt samtal om klimatet.  Fotograf: Jan Nordén
1 av 2
Vetenskapsradion Klotet - ett hoppfullt samtal om klimatet Ärkebiskop Antje Jackelén medverkar i Klotet på julafton i ett hoppfullt samtal om klimatet. Fotograf: Jan Nordén

Wadaad sare: dawladu waa in ay xoojisa xuquuqda dadka saamerka ah

Sweden ayaa ka gaabisay in ay xoojiso xuquuqda dadka saamerka ah, hadda ayaa wadaad sare oo ka tirsan kiniisadu uu soo jeediyay in dawladu ay sare u qaado xuquuqda dadka saamerka ah oo ah dad loogu yimi waddankan

Wadaadad Antje Jackelen ayaa bogga dooda ee jariirada Dagens Nyheter ku dabaacday dood la xidhiidha umuurtan. Waxyaabaha ay ku soo qaaday doodan waxaa ka mid ah ay hoosayso xuquuqda dadka saamerka ahi ay hoosayso.

Isha: Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".