spridningsbild P4 Blekinge kanalflöde, bild på mikrofon.
spridningsbild P4 Blekinge kanalflöde. Foto: Sveriges Radio

Naasiyiin xidhay xarun radio

Ururka naasiyiinta ee dhaqaaqa Sweden ayaa xalay xidhay afaafka laga galo xarunta Idaacada Sweden ee magaalada Falun. Sida laga soo xiganayo ogaysiis ay bixiyeen, waxay sheegeen in aan idaacadu sii deyn karin warbixin la xidhiidha xuska gummaadkii Holocaust

Geesta kale, idaacada P4 Dalarna ayaa shaqadeedii si habsami leh u wadata, oo daabacaysa wararkii ay daabici jirtay.

Isha: P4 Dalarna.

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".