Länsborna har inte höga studielån.
Låga studieskulder i länet. Foto: CHRISTINE OLSSON / TT

Dawlada oo ku khasban in ay dhinto cashuurta laga qaado shaqo bixiyayaasha

Dawlada ayaa hadda soo bandhigaysa hindise cashuurta lagaga yaraynayo shaqo biyayaasha, shaqo geliya dhalinyarada da’doodu ka yar tahay 23-jir.

Hindisahan ayaa ah mid aanay dawlad ka raali ahayn, balse ay khasban yihiin, maddama oo miisaaniyadii xisbiyada mucaaradku ay cod aqlabiyad ah ka heshay baarlamaank. Ka dib markii ay taageero lama filaan ah ka heleen xisbiga Sverigedemokraterna. '

Balse maaddaama oo ay dawladu rabto in la kordhiyo cashuurtan, ayaa cashuur dhimistani waxay shaqayn doontaa saddex biloood oo qudha, ka dibna kor ayaa loo qaadi cashuurtan.

Isha: Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".