Han sitter på en brygga vid vattnet. Han är klädd i kostym.
1 av 2
Den här bilden togs år 1997 när Stig Bergling släpptes ut ur fängelset. Foto: Anna Littorin på TT.
Stig Bergling röker en stor cigarr.
2 av 2
Den här bilden på Stig Bergling togs år 1979. Det året då han togs fast och dömdes till fängelse. Foto: Reportagebild/TT.

Stig Berling oo geeryooday

Stig Berling oo hore u ahaan jiray nin basaas ah ayaa geeryooday, ninkan ayaa ahaa 77-jir. Sannadahan u dambeeyayna xanuun la il-darnaa

Berling ayaa sannadkii 1979 lagu xukumay dembi basaasnimo, isaga oo markaa basaas u ahaa Midawgii Soofiyatiga. Balse waxaa la sii daayay 18 sanno ka dib oo beegnayd sannadii 1997.

Geesta kale ninkan ayaa magaca iska bedelayay sannadihii u dambeeyay, hadda markii uu geeryooday waxaa magaciisa la odhanayay Stig Sydholt.

Isha: DN

samir.dauleh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".