Äldre person håller i plastmugg med medicinpiller varav ett är hjärtformat. Foto: Sveriges Radio
Foto: Raina Medelius/Sveriges Radio

Anshaxa wanaagsan oo diidaya in qofku iibsado daryeel wanaagsan

Waxaa jirta dhibaato ah in anshaxa wanaagsani uu diidayo in qofku iibsado daryeel caafimaad oo wanaagsan, maaddaama oo  maamulka gobolka ee caafimaadku  qaarkood ay bukaanka u ogolaadeen in ay bixiyaan lacag dheeraad ah, si ay u helaan daryeel caafimaad oo wanaagsan.

Sidaa waxaa ku andocoonaya guddida dawlada u qaabilsan anshaxa daawooyinka ee magacooda loo soo gaabiyo SMER.

Haddiiba la ogolaado in lacag lagu iibsado caafimaad wanaagsan, taasi waxay meesha ka saaraysa in bulshadu aanay helin daryeel caafimaad oo isku mid ah.Sidaa uu sheegaayo guddoomiyaha guddida anshaxa daawooyinka u qaabilsan dawlada Kjell Asplund

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".