EU flagga
Foto: TT

Muwaadiniinta reer Sweden oo basaboor la’aan ugu dhoofaya waddamada EU

Dawlada ayaa soo bandhigaysa hindise kaadh aqoonsi oo keli ah loogu isticmaali karo safarada lagu tago waddamada ka tirsan Midawga Yurub ee aan sexeexin heshiiska Schengen

Inkastoo waddamda Midawga Yurub badankoodu ay saxeexeen heshiiska Schengen, ayaan haddana waxaan saxeexin waddamada Boqortooyada Ingiriiska, Ireland, Qubrus, Bulgaria iyo Roomaniya, waddamadaas oo dadka Swedishku ay ku khasban yihiin in ay qaataan basaboorkooda. '

Si kastaba ha ahaate bisha luuliyo kowdeeda waddamadaas muwaadiniinta reer Sweden waxay kutegi doonaan kaadh aqoonsi oo keli ah.

Isha: TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".