Övningskörning på en trafikskola. Trafikskoleläraren visar vägen. Foto: Bertil Ericson/TT.
1 av 2
Övningskörning på en trafikskola. Trafikskoleläraren visar vägen. Foto: Bertil Ericson/TT.
Hamza började att köra bil tidigt men har ännu inte fixat körkortet. Foto: Flickr/Leonid Mamchenkov/CC BY 2.0/SR
2 av 2
Hamza började att köra bil tidigt men har ännu inte fixat körkortet. Foto: Flickr/Leonid Mamchenkov/CC BY 2.0/SR

Dad badan ayaa ku dhacay imtixaanka liisanka gaadiidka

Dad faro badan ayaa ku soo dhacay imtixaanka loo galo wadista gaadiidka, sidaa waxaa shaaca ka qaaday tirakoob ay samaysay hey’adda qaabilsan gaadiid ee Trafikverket.

Sidoo kale waxaa badan dadka ku guuldaraysanaya imtixaanka qoraalka ah. Hadda ayaa wasaarada gaadiidku isku dayaysaa in ay wax ka qabato arrimaha dadka imtixaanka ku noqonaya, maddaama oo safka loogu jiro imtixaanada uu aad u dheer yahay. Tallaabooyinka wax lagaga qabanayo arrinkan waxaa ka mid ah in dadka ku shaqeeya xirfada macallinimo ee baabuur wadiida lagu dhiirigeliyo in ay si wanaagsan wax u baraan arddaydooda.

Isha: Ekot

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".