Anders Borg M, phurano finaciako ministari
Anders Borg M, phurano finaciako ministari

Wasiirkii hore ee maaliyada Sweden oo shaqo cusub helay

Wasiirkii hore ee maaliyadda Sweden Anders Borg ayaa shaqo cusub  helay. Borg ayaa la taliye ka noqon doona bangiga weyn ee Citibank, isaga oo kala talin doona arrimaha la xidhiidha horumarka ganacsiga ee adduunka.

Anders Borg ayaa hadda hore uga soo mid noqday guddida fulinta ee shirkada Kinneviks, sidoo kale wuxuu hawlo shaqo u qabtay ururka World Economic Forum.

Isha: TT

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".