Luleå Hockey vann Champions Hockey League. Foto: Alf Lindbergh/Pressbilder
Luleå Hockey vann Champions Hockey League. Foto: Alf Lindbergh/Pressbilder

Kooxda ciyaarta xeegada ee Luleå oo noqotay kooxda ugu fiican Yurub

Kooxda ciyaarta xeegada ciyaarta ee sidata magaca Luleå ayaa ku guulaysatay koobka sannadkan ee loo yaqaano, Champions Hockey League.

Ciyaartii faynalka ayay kooxdani ka badisay kooxda kale ee reer Iswiidhan ee loo yaqaano Frölunda. Ciyaartan ayaa ku dhammaatay 4-2. Kooxda Luleå ayaa qaybtii danbe ee ciyaarta ka soo kabatay kadib markii qaybtii hore ee ciyaarta laga dhaliyay laba gool.

Xigasho: Radiosporten

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".