Missbrukare
Waalidka maandooriyaha isticmaala oo saamayn ku yeesha nolosha ubadka photo: Robin Haldert/TT.

Waalidka maandooriyaha isticmaala oo saamayn ku yeesha ubadkiisa

Daraasad cusub oo ay soo saareen cilmi-baadhayaal ka socda jaamacadda Stockholm iyo maxadka Karolinska ayaa muujinaysa in ubadka uu waalidkoodu daroogada isticmaalaa ay in ka badan toddoba jeer ay khatar ugu jiraan in ay iyana balwadaha xun xun ku dhacaan.

 Daraasaddan oo maanta lagu baahiyay qaybta doodaha ee jarriiradda Dagans Nyheter ayaa muujinaysa in tijaabadan laga qaaday in ka badan 500 000 oo carruur ah. Waxaanay cilmi-baadhistani soo jeedinaysaa in loo baahan yahay in xilli hore gargaar loo fidiyo canuga waalidkiisi balwadda qabatimeen.

Xigasho: DN

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista