Försäkringskassan och Inspektionen för vård och omsorg, funktionshindrad man i rullstol. Foto: TT
Försäkringskassan och Inspektionen för vård och omsorg, funktionshindrad man i rullstol. Foto: TT

Shaqaale laga wareejinayay goob ay ka hawl geli jireen

Shaqaale ka hawlgeli jiray guri xanaano ayaa la kala geynayaa goobo kale oo ka mid ah magaalada Göterborg, ka dib markii ay xumaatay xaaladooda wada shaqayneed.

Shaqaalaha la kala geynayo ayaa ka kooban sagaal kalkaaliye. Kuwaas oo hadda loo wareejinayo goobo shaqo oo kale, sida uu ku waramayo wargeyska Göteborg Posten. Dacwad ka dhan ah shaqaalahan oo loo gudbiyay hey’adda dabagalka ee daryeelka iyo xanaanada ayaa lagu sheegay in shaqaalahani ay isticmaaleen dadka ku sugan goobtan ay ka shaqaynayeen.

Isha: Göteborgposten

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".