Wareeysi xiise leh oo aan la yeelanay Cabdi Nuur

Dareenkooda ayaey ka hadlaan
28 min

Cabdi Nuur Maxamed ayaan markii ugu horeeysay wareeysi la yeelanney isaga oo dalka ku sugan 2-3 maalmood. Toddoba sannadood dabadeed oo aan khadka telefoonka kula xiriirney ayaan wax ka waydiiney inuu bal dib u jaleeco wixii ka dambeeyay xilligaa.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".