Foto: Henrik Martinell / Sveriges Radio
Dad badan oo aan ka warqabin in uu hayo cudurka macaankuFoto: Henrik Martinell / Sveriges Radio

Dad badan oo aan ka warqabin in uu hayo cudurka macaanku

Sida ay daabacday jarriiradda Dagens Medicin waxa jira dad badan oo Iswiidhish ah oo qaba xanuunka sonkorta laakiinse haddana aan kaasi war ka hayn.

Daraasaddan oo lagu sameeyay laba xarumood oo caafimaadka ah oo ku yaalla magaalada Stockholm, ayaa muujinaysa in saddex meeloodoow hal meel dadkii baadhitaanka lagu sameeyay oo dhammaa 600 qof ay qabeen cudurka sonkorta iyaga oo aan war iska hayn.

Xigasho: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".