Schweden Geld neue SCheine Astrid Lindgren, Ingmar Bergman, Greta Garbo (Foto: Jessica Gow / TT)
1 av 2
Reichsbank-Chef Stfean Ingves hält sich am neuen Geld fest (Foto: Jessica Gow / TT)
Sedlar. Foto: Riksbanken.
2 av 2
Foto: Riksbanken

Bangiga Sweden oo soo bandhigay lacag cusub

Maanta ayaa banigiga qaranka Sweden uu soo bandhigay lacag cusub oo isugu jirta waraaqo iyo qadaadiic. Lacagtan oo lagu bedeli doono, lacagta hadda waddanka laga isticmaalo. Lacagtan cusub waxaa ka mid ah 200 oo koroon oo isku dhegan

Isku bedelka lacagahan waxaa ku baxay kharash gaadhaya 150 milyan oo koroon. Lacagtan cusub ayaa xajmi ahaan ka yaraan doonta midda hadda la isticmaalo, sidoo kale lacagtan ayaa amnigeeda aad loo sugay si aan loo koobi garayn ama laga been abuurin. Lacagtan cusub waxaa ka muuqda muqaalada dad can ah Sweden oo isugu jira qoraayo iyo jilayaal.

Lacagtan ayaa dhaqan geli doonta dayrta soo socota. 

samir.dualeh@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".