Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Hodan Omar Toosh
1 av 2
Hodan Omar Toosh
Hodan Toosh
2 av 2
Hodan Toosh

Hodan: Soomaalida xaqooda ma raadsadaan

Hodan: Soomaalidu xaqeeda ma dhacsato
6:06 min

Inkastoo ay sarayso tirada caruurta soomaalida ah ee ku dhalata cudurka Autism-ka waddanka Sweden, haddana goobaha lagu daryeelo caruurta uu haleelo cudurkaasi ayaan la geyn ilmaha Soomaaliyeed. Middaas oo ay sababtay baqdin ay waalidkood ka baqayaan in lagala wareego ubadkooda.

Hodan Omar Toosh oo ka hawlgasha shirkad gaar loo leeyahay oo xanaanaysa caruurta qabta cudurkan ayaanu ka waraysanay umuurtan.

samir.dualeh@sr.se

la xiriira

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".