Polisskyltar. Foto: Rolf Höjer/TT
Booliska magaalada Örebro oo baadhaya warqad laga shakiyay Foto: Rolf Höjer/TT

Booliska magaalada Örebro oo baadhaya warqad laga shakiyay

Jarriiradda Nerikes Allehanda ayaa waxa ay heshay warqad loo soo diray oo ay ku qornaayeen ciwaanka jarriiradda iyo ciwaanka farshaxanka Lars Vilks.

Booliiska magaalada Örebro ayaa sameeyay baadhitaankii koowaad ee dhanka ammaanka ahaa. Waxaanay sidoo kale xidheen dhaqdhaqaaqa qolkii ay warqaddu taallay.

Khuburada walxaha qarxa ee booliiska Stockholm ayaa hadda ku sii socda magaalada Örebro, si ay baadhitaan ugu sameeyaan warqaddan laga shakisan yahay.

Xigasho: P4 Örebro

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".