ris
Bariiska oo laga helay maaddo keenta xannuunka kansarka iyo macaankaFoto: TT

Bariiska oo laga helay maaddo keenta kansarka iyo macaanka

Sida ay muujinayso daraasad cusub oo uu sameeyay tiifiiga SVT, lix ka mid ah toban nooc oo bariiska ka mid ah ayaa laga helay maaddada Arsenik, oo ah maaddo keenta cudurada kansarka iyo macaanka.

Marie Vahter oo ah barafasoor ku takhasustay aqoonta caafimaadka deegaanka, kana hawlgasha maxadka Karolinska Institute ayaa tiifiiga SVT u sheegtay in ay maaddadani tahay mid khatarteeda leh oo si dhib yar u keeni karta xanuunada kansarka iyo macaanka.

Xigasho: SVT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".