Rabshadaha ka dhaca iskuulada oo kordhay

Tirada dacwadaha ka dhanka ah, rabshadaha ka dhaca iskuulada ayaa korodhay. Intii uu dhaxaysay sannadkii 2012 iyo 2014 ayaa tirada dacwadaha rabshadaha ay korodhay boqolkiiba 40

Halka tirada dawacwadaha ka dhanka ah hanjabaadaha ay korodhay boqolkiiba 20

Dhacdooyinka loo aqoonsado in ay yihiin kuwo halis ah, ayaa dacwadooda loo gudbinayaa hey’adda qaabilsan bi’adda goobaha shaqada ee Arbetsmiljöverket. Tusaale ahaan haddiiba qof laad ama laag kagu dhufto oo middaasi sababto in qofkaa lagu qaado ambalaans.

Isha: Ekot

samir.dualeh@sr.se