Dumar badan oo tacadiyo loogu gayso goobaha shaqada

Sida ay muujinayso warbixin uu soo saaray ururka iskaashatooyinka shaqaalaha 14% haweenka ay da'doodu u dhaxayso 16-29 ayaa goobaha ay ka shaqeeyaan kala kulmo tacadiyo dhanka jinsiga ah.

Dumarkani inta badan gefka loo geysta ayaa ah kuwo ka shaqeeya makhaayadaha iyo huteelada. Waxaana inta badan tacadiyadan u gaysta macmiishooda ama dad ay kula kulmaan goobaha ay haweenkani ka shaqeeyaan. Halka 3% dadka shaqooyinka sarsare haystaaa ay tacadiyadan u gaystaan haweenka.

Xigasho: DN