Lööf "Wa in canshuurta laga dhimo dadka dakhligisu sareeyo"

2:54 min

Almedalen, toddobaadka siyaasada ee sannad kasta ka dhaca magaaladda Visby ee Gotland ayaa shalay bilowday.

Halkan oo ay ku kulman siyaasiinta, ganacsatadda,aqoonyaanka iyo gudahan dadka wax bulshadda ku soo kordhiyay. Waxana ugu horeysay in ay masraxa siyaasiinta soo istaagto Annie Lööf, hogaamiya xisbiga dhexe ee Centerpartiet. Halkan oo ay dhowr hindise ka soo jeedisay.

Maqal Annie Lööf oo ka hadlaysa qorshahan cusub.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista