Wasaarada arrimaha dibadda ma joojin doonto in lo safro Sousse

Wasaaradda arrimmaha dibadda Sweden ayaan uga digayn muwaadiniinteedu iney u socdaalaan xeebta magaalada Sousse ee dalkaasi Tuuniisiya.

Xitaa haddii uu carrigaa dhowaantan ka dhacay fal argagixiso huteel ka dhisan dibadda magaalada xeebta ee Sousse.

26-kii juun ayay ahayd kolkii rasaas lala beegsaday huteel ku yaala degmeda Sousse ee dalka Tuuniisiya. Dambiilaha ayaa goobta ku yimid dooni, kadibna qudha uga jaray 38 ruux oo ku sugnaa agagaarka xeebta. Dadoowga ku dhintay weerarka ayey badankood ahaayeen ajaaniib dalxiis halkaasi u joogtay, iyadoona uu caalamka dhammaantii dhaleeceeyey dhacdadaa.

Isha: UD

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista