Koxda Iswiidhan ayaa caawo ciyaareysa finaalka kubada cagta

Caawo fiidnimada saacaddu markay ku beegan tahay 20:45 ayey ciyaarta fiinaalka ee kooxaha qaranka U21 ee waddammada Sweden iyo Bortuqaa isaga hor iman doonaan garoon ku yaala magaalada Baraag.

Labada kooxood ayaa horay u wada ciyaaray  intii uu tartanku socday. Ciyaartaasina oo ku dhamaatay 1:1.

Isha: Radiosporten

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista