Cudurdaarka Qabanqaabiyayaasha Almedalen

Qabqabaabiyayaasha wiiga siyaasada iyo dadyowga haldoorka ahi isku yimaadaan oo qudbado badan iyo arimaha bulashada lagu lafo guro oo la yidhaahdo Almedalen,

ayaa waxay raaligalin u gudbiyeen Diskrimineringsombudsmannen (DO) oo  matala takoorida iyo faquuqnaanta in ay ka xunyihiin sida ay ugu adkayd dadka naafada ahi in ay ka soo qabgalaan kulanka maadama barxada lagu qabtay ay lahayd meelo kala dhaadheer sida kaabado badan.

Isha: SvD , Stv

istahil.aideed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista