Kalsoonida Dhalinyarada ee Siyaasada

Dadka dhalinyarada waxay aaminsan yihiin siyaasada oo ay kalsoonan ku qabaan in kabadan dadka kale.

Sida arimaha la xidhiidha shaqo abuurista . sidan waxa lagu baahiyay rayi ururin ay aaqada Novus. Afar meelood oo meel ka mid ah dhalinyarada 18-29 jir ayaa kalsooni ku qaba in siyaasiyiintu yihiin kuwa isku dubarida arimaha shaqooyinka la xidhiidha. Tiradan ayaa waxay ahayd  mid celcelis ahaan ka badan laba jeer tirade ka qayb qaadatay rayi ururinta oo dad’adoodu u dhaxaysay 18-79 jir.

Halka boqolkiiba 80 ay oo shaqo la’aan ahi ay aaminsan yihiin in dawladu xalin karto shaqo la’aanta.

Isha: P3

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista