استفان لوون، نخست وزیر پس از معاینات لازم از بیمارستان به خانه رفت. Foto: Socialdemokraterna(Flickr
استفان لوون، نخست وزیر پس از معاینات لازم از بیمارستان به خانه رفت. Foto: Socialdemokraterna(Flickr

Kulanka Löfven iyo Merkel

Ra´iisal wassaaraha Iswiidhan Stefan Löfven ayaa 1 duhurnimo la kulmi doona gabadha hogaamiisa waddanka Jarmalka, islamaarkaas na qaban doona shir saxaafadeed.

Labadan ayaa ka wada hadlaya xaalada iminka ka taagan Yurub iyo qaxootiga faraha badan ee waddamadooda beryahan dagaal uga soo qaxay. Dadkan ayaa lug ku yimid Yurub,khasatan Iswiidhan iyo Denmark ayey ka rajeeynayaan in sharciga deganaashaha ka helaan.

Stefan Löfven ayaa isla maanta 6 galabnimo la kulmi doona ra´iisal wassaaraha Austria,Werner Faymann, kuwan ayaa Iswiidhan ku shiraya.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista