Flyktingar på Malmö central. Foto: Ola Torkelsson/TT
Flyktingar på Malmö central. Foto: Ola Torkelsson/TT

SJ oo shuruudaha qaar ka dhaafaysa qaxootiga

Shirkada tareenada ee SJ ayaa shuruuda in qofkuu sitoo warqada cadeeynta marku wadanka soo galayo, ka deynaysa qaxootiga iminka Iswiidhan ku soo socda, si ay dadkan waddanka u soo galan.

In warqada cadeeynta dadkan laga daayo ayaan aheyn shuruda keliya ay SJ qaxootigan ka dhaaftay. SJ ayaa jimcihii inaa soo dhaafay go´aamisay in qaxootiga loo kordhiyo booska baagasha iyo in lacagta dheeraadka ah ee la bixiyo markaa tigidhka tareenka la goosanayo,laga daayo dadkan.

Isha/DN

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista