Isbaddel lagu sameynayo Raadiyaha Sweden laanta Soomaaliga

1:20 min

Waxaan dooneynaa in aan kugu soo gaarno halka aad joogtid, goortaad doontid.

Laga bilaabo 5-ta bisha oktoobar waxaa isbaddel lagu sameeyn doonaa idaacadda Raadiyaha Iswiidhn laant afka-soomaaliga. Waxaa is-bedel lagu sameeyn doonaa qaabkii aad noo dhageeysan jirteen iyadoo la joojinayo barnaamijyadii sida tooska ah uga baahi jirey saacadda kowda duhur-nimo mowjadda FM maalmaha khamiisaha iyo jimcooyinka. Wixii ka dambeeya 5-ta bisha oktoobar waxaannu awoodda saari doonaa sidii aad ku heli adeeg warar oo ka tayo wanaag-san sidii hore, aad raadsan karto goortii iyo xilligii aad doontid. Waxaad nagala socon kartaan www.sr.se/somaliska, facebook Sveriges Radio- Somaliska, Twitter @SRSomaliska Intagram:@radioswedensomali. 
Ballanteennu waa: Goorta iyo halkaad doonto!!