Siyaasadda soo galootiga waa in dib u eegis lagu sameeyo

3:31 min

- Waxaannu mataleynaa laba waddan oo aan indhaha ka qabsan xaaladda cakiran ee la aloosan xagga bani’aadmi-nimada.
Ereyadaa ayuu madaxa dawladda Stefan Löfven ku bilaabay qudbaddii uu ka jeediyay shirkii jaraa’id oo ey sida wada-jirka ah ugu qabteen magaalada Berliin, isaga iyo dhiggiisa ee dalka Jarmalka Angela Merkel. Kulankaasina oo la xiriirayxaaladda cakiran ee qaxiitiga ku sugan dalka Jarmalka.