Eva Kollberg på familjehemsenheten har fullt upp. Foto: Carina Holmberg/Sveriges Radio
Eva Kollberg oo ka howl-gasha laanta guriyeeynta dhallaanka. Sawirle: Sveriges Radio

Qooysaska albaabbada u fura dhallaanka oo aad kor ugu kacay

4:14 min

Toddobaadkii ugu dambeeyay ayay aad kor ugu kaceen xiisaha ey dad badani u hayaan sidii ey albaabbada ugu furi lahaayeen dhallaanka keli-nimada dalka ku yimaada. Waana falal laga dareemeyo goobo badan oo ka mid ah dalka tusaale ahaan magaalooyinka Stockholm, Malmö Växjö.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista