USB-minne. Foto: Markus Dahlberg / TT
Foto: Markus Dahlberg / TT

Booliska oo la dhaleecayey

Booliska ayaa dhaleecayn xoog le loo gudbiyay ,waa gudoomiyaha gudiga ka hor taga naceybka loo geysto qoomiyada romerka oo u jeeda in midabtakoorka romerka loo geysto sii muhiim ah oo micne leh loo qimeeyn.

Thomas Hammarberg,gudoomiyaha gudiga ka hor taga naceeybka romerka,  ayaa wargeyska Dagens nyheter u sheegay in nidaamka sharciga iyo caddaalada Iswiidhan xoog saarin naceeybka loo geeysto qoomiyada romerka ah.

Sido kale ayuu Thomas Hammarberg dhaleecayey boolisyadii gobolka Skåne ee ka dambeeyay diwaangelintii romerka oo an weli raali gelin dadkii ay dhaawaca u geysteen, tan ayaa keentay, sidu u sheegay, in dadka sharci darrodan loo geystay iska daayaan in ay ashkato gudbiyaan,madama ay dareensanyihiin in boolisku arrimahan qimeeneyn.

Isha/Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista