Man framför grekisk flagga och EU-flagga. Foto: Virginia Mayo/TT
EU-kommissionens president Jean-Claude Juncker. Foto: Virginia Mayo/TT

Juncker oo ku talo jira in la kordhiyo qaabilaada qaxootiga

Waa in ay wadamadda EU ka tirsan qaabilan tiro ka badaan 40.000 ee qaxooti aan bishii may ku heeshiinay , dadkan wa in islamarkiiba lagu meeleeyo wadamada aanu dagaalka ka socon, iyo loo sameeyo jidad dadkan u surtogalinaya in ay iyaga oo nabad qaba Yurub soo gaadhan.Waa sidu hadalka u soo dhigay Jean-Claude Juncker,gudoomiyaha gudiga EU:da.

Juncker ayaa rajeeynaya in u sniinta fooda inugu soo haysa kordhiyo tirada qaxooti ee waddamada EU qaabilayaan , 160 000,halkey maanta ka tahay 40.000.

Qorshahan ayaa u baahan in u taageero ka helo wadamadda kale. Hasayeeshe hadii tan la dhabeeyo ayey Iswiidhan qaabili doonta 5000 oo qaxooti,halkey ka ahaan laheyd 1900 oo ah tirada ay Iswiidhan ku talo gashay in ay qaabisho.

Isha/TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista