Partiet HDP:s lokaler i Ankara utsattes för stacks i brand. Foto: Katja Magnusson/Sveriges Radio.
Partiet HDP:s lokaler i Ankara utsattes för stacks i brand. Foto: Katja Magnusson/Sveriges Radio

Xisbiga HDP oo Turkiga lagu weeraray

Xafiisyo ay xisbiga kurdiga ah ee HDP iska leeyahin ayaa Turkiga dhowr meel laga weeraray.Tan ayaa welwel ku dhalisay safaarada isku dubarida dalxiisyada ee Apollo oo kula talisay dadka halkaas ka jooga in aaney dibada u baxin.

Magaala madaxda turkiga,Ankara, ayaa lugu gubay guri u xisbiga HDP iska leeyahay, ra´iisal wasaaraha waddanka ,Ahmet Davutoglu, ayaa dalka ku sugan Turkiga kula tallinaya in ay is dejiyaan.

Wasaarada arrimaha dibada,Utrikesdepartementet, ayaa sheegay in aaney joojinayn dadka ku socda Turkiga.Hasayeeshe dadkan ayey ku dhirigalinayan in ay warbixinada laga sii daayo meeshan la socdaan.

Isha/Ekot,SVT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".