Foto: TT
Foto: TT

Dhalinyarada ku laabta fal dambiyeedka oo soo kordhay

Dhalinyarada xabsiga ka soo baxa ayaa markey bulshadda ku soo labtaan hadana ku noqda fal dambiyeedka.

Heeyada dimbilayaasha,Kriminalvården,ayaa sheegtay in xooga si gaar ah u saarayaan dhalinyaradan.

Tusalahaan ayey albaabada u furayaan guryo dhalinyaradan lagu daryeelayo,islamarkaas na kordhinayaan shaqaalaha dhalinyaradan qaabilaysa si qof kasta u helo xanaanadi u baahna. Waa sida u Nils Öberg oo ah agaasimaha guud ee heeyada dimbiilayaasha qoralka u ku soo dhigay wargeeyska Dagens Nyheter

Natiijada laga filayo maalgelintan ayaa ah in la yareeyo tiradii dhalinyaro ee ku laabta fal dambiyeedka.

Isha/DN

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista