Statsminister Stefan Löfven vid manifestationen till stöd för flyktingar. Foto: Maja Suslin/TT
Statsminister Stefan Löfven vid manifestationen till stöd för flyktingar. Foto: Maja Suslin/TT

Mudaharaad dabaaldeg ah oo lugu qabanayo Göteborg

Caawa ayaa magaalada Göteborg lagu qabanayaa mudaharaad u dabaaldegaya kumaakumka qaxooti ee magaalada lagu qaabilay.

Halkan ayaa laga filaya in ay tiro gaadhaysa 19.000 oo qofi ka so qeyb galaan dabaaldegan, kan ayaa lagu magacaabay Refugees Welcome,soo dhaweeynta qaxootiga.

Wassirka waxbarashada Gustav Fridolin(MP) iyo Mona Sahlin isku duwaha qaranka ee la dagaalanka xagjirnimada ayaa masraxa Götaplatsen ee Göteborg laga filaya in ay ka hadlaan.

Isha/TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista