Siyaasadda xisbiga FP oo is rogtay

4:41 min

Xisbiga Shacabka oo wax ka bedelay siyaasaddiisii ayaa iminka sheegay inuu taageeri doono mooshin la xiriira in degmooyinka lagu khahsbo iney qaabilaan soo-galootiga. Go'aanka xisbigu wuxuu suurtagelinayaa in fikirkii dawladdu middaa horay uga qabtay uu aqlabiyad ku yeesho baarlamanka.