Stefan Löfven. Foto: TT.
Stefan Löfven. Foto: TT.

Löfven oo hogaamiyeyaasha xisbiyada kulan la yeeshay

1:59 min

Madaxa dawladda Stefan Löfven ayaa sheegay inuu ku qanac-san yahay kulan fiidnimadii khamiistii shalay uu la yeeshay hoggaamiyeyaasha xisbiyada xubanaha ku leh baarlamanka, kolka laga reebo xisbiga Sverigedemokraterna. Kulankaasina oo looga xaajoonayey arrimmaha cakiran qaxootiga ee waddammada xubnaha ka ah EU.

Maadax dawladda ayaa taageero u raadinayay siyaasadda dhabbadii lagu gaari lahaa in wakhtiga dhow lagu guuleeysto sidii ey waddammo ka badan ee EU looga dhaadhicin lahaa in la qaybsado culeeyska soo-galootiga.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista