En del tiggare bor i tält ute i skogen
En del tiggare bor i tält. Foto TT

Qorshaha yaraynta dadka Dawarsada

Dawlada ayaa waxay yaranaysaa ma hoos u dhigis ku samaynaysaa tirada dadka ka dhex dawarsada Iswiidhan, sidaa waxa soo jeedinaysa wasiirka dhalaanka wayeelka iyosinaanta Åsa Regner iyo Martin Valfridsson oo isku duwaha muwaadiniinta reer yurub ee ku dhibaataysan gudaha yurub. Sida uu qorey wargeyska Dagens Nyheter.

Sidaa darteed ayaa waxay ay soo jeedinayaan in loogu deeqo lacag mucaawimo ah urur ka taakulada ee dadka romaniyiinta ah iyo Bulgariya. Halkii laga siin lahaa lacagta dadka dawarsanaya. waxa awooda la saarayaa qabab kale oowaxtarbadan u leh dadka baahan ee Iswiidhan ku nool. Regner iyo Valfridsson ayaa labaduuba waxay sheegeen sidoo kale in loo bahan yahay in wax laga qabdto deeganada ama dhismayaasha sharci darada ah si looga hor tago wax yeelo loo geysto dadka nugul.

Isha: SR

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista