Petter Rimfors, tillsynsman på Gotska Sandön. Foto: Olga Shadura/Sveriges Radio
Petter Rimfors. Foto: Olga Shadura/Sveriges Radio

Shaqo La'aanta oo hoos u dhacaday

Shaqo la’aanta ayaa hoos u dhacaysa halka ay tirada dadka shaqeeyaana kor u kacayso, sid ay sheegayso qiyaas cusub oo ay sameeyay hay’ada tirakoobka ee SCB. Bishii Agust ayaa shaqo la’aantu waxay qiyaas ahaan hoos u dhacaday boqolkiiba 7.2 marka la barbardhigo bishii jully oo ahayd boqolkiiba 7.3 halka ay bishi Jun ka ahayd boqolkiiba 7.4. halka dadka shaqeeya ay qiyaas ahaan yihiin boqolkiiba 66.7.

 Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".