Abbaandule cusub oo la magacaabey

Sarkaalka ugu sarreeya ee ciidammada ciraka Sweden Mikael Bydén ayay dawladdu u magacawday inuu noqdo abbaanduulaha guud ee ciidammada difaaca dalka Sweden, sida maanta lagu soo ban-dhigey shir jaraa’id.

Abbaandulaha ciidammada ayay howlihiisu ka mid yihiin sidii uu ku hoggaamin lahaa howlaha ciidammada ee dalka dibaddiisa iyo gudihiisaba.