Foto:Warsame Elmi/SR
David Anyo från Ormkärrsskolan. Foto:Warsame Elmi/SR

Arddey damaashaad loo geeyey jasiiradaha Stockholm

6:05 min

Ardday ka socota afar dugsiyo dhaxe oo ku yaala Stockholm ayaa todobaadkan waxaa lagu qaaday markab boqol sanno jir ah oo ku xiran yahay shiraac, ujedadana waa sidii arddeyda loo soo bari lahaa looguna soo wareejin jaziiradaha badan ee Stockholm skärgård. Hadefkana waa sidii loga dhaqi lahaa sawirka ah in Stockholm skärgård tahay degaan ufuran keliya dadywoga qaniga ah. Sandra Löfgren waa horjoogaha mashruuca Utbildnings Plats Skärgård.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista