En trampalätt/elociped, dvs elcykel gör jobbet lättare för en brevbärare. Foto: Leif R Jansson/TT
En trampalätt/elociped, dvs elcykel gör jobbet lättare för en brevbärare. Foto: Leif R Jansson/TT

Cabashada Boostada

3:19 min

Waraaqaha laguu soo diro sida kuwa balamaha ma kaa raagaan, lumaan ama kuwo aanad lahaynba ma laguu soo diraa oo cid kale leedahay. Balan dhakhtar oo aad sugaysay ma kuu iman wayday. Halkan ka dhageyso warbixin dheeraad ah oo ku saabsan cabashan loo jeedinayo shirkada boostada.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista