Foto: Linda Forsell/SvD/TT
Sawirle: Linda Forsell/SvD/TT

Furriinka oo yaraaday iyo is qabqabsiga carruurta oo batay

5:32 min

Furriinka qooysaska ayaan aad kor ugu kicin tobankii sannadood ee ugu dambeeyey, halka dhanka kale ey aad kor ugu kaceen oo laba jibbaar kor u dhaafeen isku qab-qabsiga iyo dacwooyinka dhallaanka labada shakhsi ee kala tagey isla muddadaa tobanka sannadood ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista