Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
En tavla utanför EU-högkvarteret i Bryssel visar bild på den döde flyktingpojken Alan Kurdi. Foto: Virginia Mayo/TT.

Wasiirrada socdaalka EU oo kulan ka yeelan doona xaaladda qaxootiga

Magaalada Brugsel ayaa maanta dib la isugu soo noqday kulan ey diblomaasiyiintu uga xaajooneyaan xaaladda cakiran ee qaxootiga soo gaaraya EU iyo sidii loo qeyb-san lahaa 160 000 ee qaxooti ah ee ku sugan waddammada Gariigga iyo talyaaniga. Kulanka maanta ayaa ka dambeeya kolkii xalay lagu guul-darreeystey in go’aan middaa laga gaaro, sida uu sheegay weriyaha laanta wararka Ekot uga soo warrama magaalada Brugsel.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".