Sverigedemokraternas flagga. Foto: Janerik Henriksson/TT
Sverigedemokraternas flagga. Foto: Janerik Henriksson/TT

Xisbiga SD iyo ururkiisa dhallin-yarada oo ey ka dhex taagan tahay

Hogganka xisbiga Sverigedemokraterna ayaa go'an ku gaaray inuu ka goosto ururkiisa dhllin-yarada, islamarkaana abuuro urur dhallin-yaro oo hor leh una hoggaan-san siyaasadda xisbiga, maadaama ay in muddo ahba uu is qabqabsi u dhexeeyey maamulka xisbiga SD iyo ururkiisa dhallin-yaradu.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista