Johan Lundberg (V) och Kjell Hedvall (S). Foto: Vänsterpartiet / Linnéa Frimodig / Sveriges Radio
Johan Lundberg (V) och Kjell Hedvall (S). Foto: Vänsterpartiet / Linnéa Frimodig / Sveriges Radio

Magac doolshe oo siyaasiin muran ka dhex dhaliyey

3:42 min

Waagii hore ereygan negerboll waxaa loo isticmaali jiray keeg shukulaato ah oo u sameysan sida banooniga. Laakiin adeegsiga ereygan ayaa xadda leh xasaasiyad balse waxaa jira dad ku dhegan isticmaalka ereygan.

Labo siyaasiin oo ka soo kale jeeda xisbiyada kalo ah Socialdemokraterna iyo Vänsterpartiet ayaa dhamaadka todobaadkan waxay dood adeg  ku dhexmartay Facebook oo ku sabsan adeegsiga ereyga ”negerboll”. Kjell Hedvall oo golaha degmada Linköping u fadhiya xisbiga Socialdemokraterna ayaan u arag adeegsiga ereygan mid meel ka dhac ku ah dadka qaarkii, halka Johan Lundberg oo asna ah siyaasi isla degmadas u fadhiya xisbiga Vänsterpartiet uu u arko wax laga naxo siyaasiga in uusan garanaynin xanafta kalmadaan xanbaarsan tahay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista