Kinberg Batra: Sweden waa inay ku dayato go'aanka Jarmalka

2:41 min

Hogganka dalka Jarmalka ayaa shalato go’aansaday inuu adkeeyo baaritaanka xuduudda uu la leeyahay dalka Awstriya, middaasina oo looga gol leeyahay sidii looga hor-tegi lahaa tirada faraha ka baxdey ee qaxootiga dalkaasi ku soo qulquleya.