Foto: Warsame Elmi/Sveriges Radio
Mahdi Warsame. Foto: Warsame Elmi/Sveriges Radio

Mahdi:neger dadka madow dareen culus bay ka qabaan

3:01 min

Waagii hore ereygan negerboll waxaa loo isticmaali jiray keeg shukulaato ah oo u sameysan sida banooniga oo kor ka madow. Waayadan denbese adeegsiga ereygas waxuu noqday mid lala xiriiriyo cusuriyad. Laakiin waxaa jira dad diidan in ay daayaan isticmaalka ereyga "negerboll".

Mahdi Warsame oo ka mid Soomaalida Sweden ayaa aamisan in dadyowga ereygan ku dhagan yahiin kuwo ulajeedo leh oo qaluubtood cunsuriyad ka buuxdo:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista