Morgan Johansson och flygplatsbild. Foto: Henrik Montgomery/TT och Tony Gutierrez/AP
Wasiirka socdaalka iyo cadaaladda Morgan Johansson. Sawirle: Henrik Montgomery/TT och Tony Gutierrez/AP

EU oo isku mari la' sidii qaxootiga si siman loogu qeybsan lahaa

1:50 min

Wasiirrada arrimmaha gudaha ee waddammada xubnaha ka ah EU ayaa maanta ku kulmi doona magaalada Brugsel sidii ey uga wada xaajoon lahaayeen habka siman ee loo qeyb-san karo qaxootiga Yurub ku sugan ama soo gaara. Kulanka oo bilowday shalayto ayaa shan saacadood dabadeed la isku af-gartey inaan waxba heshiis lagu aheyn.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista