Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Sannad howleedka baarlamanka oo albaabbada loo furi doono maanta

La daabacay tisdag 15 september 2015 kl 11.30
Partiledarna.
Hoggaamiyeyaasha xisbiyada.

Muddo iminka sannad laga joogo ayaa ka soo wareegtay kolkii ay dalka ka dhacday doorashadii ugu dambeeysay ee awoodda dalka, midaasina oo ey guusha ku raacday xisbiyada garabka Casaan-cagaarka.

Maanta oo salaasa ah ayaa albaabbada loo furi doonaa sannad-howleedka xildhibaannada baarlamanka 2015-2016, iyadoona uu dabadeed madaxa dawladda Stefan Löfven ku soo ban-dhigi doono xarunta baarlamanka dhabbada siyaasadeed ee dawladda uu madaxda ka yahay.

Isha/ Ekot

                                                                                                          kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".