Foto Hasse Holmberg /TT.
Sawirle: Hasse Holmberg /TT.

Saadaalinta bangiga dhexe ee sicir bararka

Maamulka bangiga qaranka ayaa qayb ka noqday doodda garabyada shaqaalaha iyo shaqa-bixiyeyaasha ee wada-hadalka ka yeelan doona kororka mushaarooyinka ee sannadka, isagooan sheegay in sannadka uu ka cabsi qabo in kororka mushaarooyinku noqdaan kuwa hooseeya.

Hoggaanka bangiga qaranka ayaa ku war-geliyay garabyada suuqa shaqada iney ku talo galaan ama rumeeystaan in sicir-bararku gaari doono halkii looga bahaanaa.

Bangiga qaranka ayaa aamin-san in sicir bararku gaari doono 2% sannadka foodda innagu soo haya, sida uu sheegay Per Jansson, ahna ku simaha madaxa bangiga qaranka.

Isha/ Ekot

                                                                                                      kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Du hittar dina sparade ljud i menyn under Min lista